Rag iyo Haween Soomaali ah oo looga shakiyay weerar argagaxiso oo lagu qabtay Nairobi

Ciidamada argagiso la dirirka dalka Kenya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Naiarobi waxa ay ku qabteen shan qof oo la tuhmayo in ay maleegayeen weerar argagaxiso. Saraakiil katirsan laamaha amaanka Kenya ayaa sheegay in la qabtay 5 qof oo looga shakiyay inay diyaarinayeen weerar argagixiso oo ay ka fuliyaan gudaha Nairobi, waxaana 5-tan qof … Continue reading Rag iyo Haween Soomaali ah oo looga shakiyay weerar argagaxiso oo lagu qabtay Nairobi